Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheikh ka mida Culimada Waaweyn ee S/land oo lagu xidhay Magaalada Hargeysa oo la sii daayey

Recommended Posts

Deeq A.   
Sheikh ka mida Culimada Waaweyn ee S/land oo lagu xidhay Magaalada Hargeysa oo la sii daayey

 

Xukuumada Somaliland ayaa caawa fiidkii siidaysay sheikh Maxamed Ismaaciil oo mudo laba cisho ah ku xidhnaa magaalada Hargaysa sida ay xaqiijiyeen Eheladiisu.

sh-maxamed.jpg

Majiro wax war oo ka soo baxay dhinaca xukuumada S/land oo aan horena uga hadal Sababta loo xidhay sheikha iyo denbiga loo haystayba iyadoo shacabka Somaliland ay sharci daro ku tilmaameen xadhiga sheikh maxamed ismaaciil oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland.

Geesta kalena xisbiyada mucaaridka ayaa xukuumada ku dhaliilay sifaha ay umartay xadhiga sheekha iyagoo ugu baaqay in laamaha amaanka looga baahan yahay in ay shacabka ucadeeyeen sababta keentay xadhiga sheekha.

yaxye.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this