Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Daacis oo dilay guddoomiye degmo

Recommended Posts

Deeq A.   
marxuum.jpg?resize=652%2C514&ssl=1

Dabley hubaysan oo ka tirsan kooxda Daacish ayaa caawa degmada Balli-dhidin ee Gobolka Bari ku dilay Guddoomiyihii degmadaas Maxamed Axmed Mu’min.

Kooxda oo weerar ku soo qaaday degaanka ayaa gudaha u galau degmada Balli-dhidin halkaas oo ay maalmo ka hor ka baxeen ciidamadii Puntland ee ku sugnaa sida ay sheegeen Goob-joogayaal.

Saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Puntand ee Gobolka Bari oo aan xiriir la samaynay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan dhacdadaan inkastoo ay xaqiijiyeen dilka Guddoomiyaha.

PUNTLAND POST

The post Puntland: Daacis oo dilay guddoomiye degmo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this