Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Ciidamada S/land oo dil toogasho ah ku xukuntay Askari Dil geystay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamada Ciidamada S/land oo dil toogasho ah ku xukuntay Askari Dil geystay

dil.jpg

Maxkamadda Ciidanka Milatariga Somaliland ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay Cismaan Diiriye Buraale oo ah askarigii jaamacadda Camuud ku dilay Marxuum Ibraahim Salaad oo ka mid ahaa ardayda jaamacadda Camuud

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this