Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Milatariga Somaliland Oo Saaka Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Cismaan Diiriye Buraale

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidanka Milatariga Somaliland ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay Cismaan Diiriye Buraale oo ah askarigii jaamacadda Camuud ku dilay Marxuum Ibraahim Salaad oo ka mid ahaa ardayda jaamacadda Camuud

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this