Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudiga doorashooyinka heer Federaal oo isku khilaafsan Habraaca Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa diiday habraacii Doorashada Golaha Shacabka ee shalay baxay Guddiga doorashada heer Federaal.

War-saxaafadeed ay soo saareen xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Federaal ayaa lagu sheegay in aan la isku raacsaneyn habraacii lasoo saaray, iyagoona shaaciyay in habraacyada aysan ahayn kuwo sax ah.

Xubnahaan ayaa nasiib darro ku tilmaamay in qeyb yar oo kamid ah Guddiga doorashada ee uu hoggaamiye Guddoomiye Maxamed Xasan Ciro ay soo saareen habraac aan waafaqsaneya wadajirka Guddiga.

1-23.jpg?resize=630%2C958&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Gudiga doorashooyinka heer Federaal oo isku khilaafsan Habraaca Doorashooyinka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this