Sign in to follow this  
Deeq A.

Koonfur galbeed: Lafta-gareen Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Ee Ka Dhineyd Maamulkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa shaaciyay liiska Seddax musharax oo ka dhineyd kuraasta maamulka koonfur galbeed uu ku leeyahay Aqalka sare ee BJFS.

Liiska xubnahan uu magacabay Madaxweynaha ayaa qeyb ka noqon doono marka ay doorashadooda ay dhacdo Aqalka sare.

Maamulka Lafta gareen ayaa noqonaya maamulkii Labaad ee si rasmi ah u soo dhameystiro xubnaha ku matalaya Aqalka sare kadib Maamulka Puntland.

Hoos ka akhriso magacyada Liiska Xubnaha uu soo magacaabay madaxweynaha Koonfur galbeed.

WhatsApp-Image-2021-08-13-at-21.03.01.jp WhatsApp-Image-2021-08-13-at-21.03.02.jp

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this