Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo la kulmay xubno ka tirsan Gudiga Doorashooyinka heer Federaal

Recommended Posts

Deeq A.   
1-17.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka heer Federaal.

Xubnahan oo Garoowe u yimid in ay goob-joog ka noqdaan doorashadii Aqalka sare waxa waxa hoggaaminayay Muuse Geelle Faroole.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo la kulmay xubno ka tirsan Gudiga Doorashooyinka heer Federaal appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this