Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
3-11.jpg?resize=699%2C528&ssl=1

Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose.

Saraakiisha ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa warbaahinta u soo bandhigay ninkanka oo sida ay sheegeen ka soo goostay Al-shabaab.

Saraakiishu faahfaahin kama bixin sida uu ku soo goostay ninkan iyo jagada uu ka hayay Al-shabaab midna.

PUNTLAND POST

The post Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this