Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug: Doorashada Aqalka Sare Oo Saaka Ka Bilaabmeysa Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa saaka Hoolka wayn ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug ka bilaabmaya doorashada xubnaha Galmudug ku matalaya  Aqalka sare.

Diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashada ayaa ka socda guud ahaan deeganada galmudug si gaar ah magaalada Dhuusamareeb oo ay maanta ka dhaceyso doorashada 6- kursi oo ka mid ah 8-kuri oo maamulka uu ku leeyahay Aqalka sare.

Amaanka guud ee magaalada Dhuusamareeb ayaa saaka aad loo adkeyay, iyadoo waddooyinka magaalada lagu arkayo ciidamada Ammaanka.

WhatsApp-Image-2021-08-11-at-23.04.23.jp WhatsApp-Image-2021-08-11-at-22.36.27.jp WhatsApp-Image-2021-08-11-at-23.04.23-1. WhatsApp-Image-2021-08-11-at-23.04.24.jp WhatsApp-Image-2021-08-11-at-23.04.24-1.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this