Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirweynaha Golaha dhexe ee urur Siyaasaeedka Mideeye oo Garowe ku soo xirmay

Recommended Posts

Deeq A.   
17.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

Shirweynaha Golaha dhexe ee Urur Siyaasadeedka Mideeye, oo mudda laba maalmood ah ka socday Garoowe ayaa maanta soo xirmay.

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mideeye, mudane Daahir Xaaji Khaliilf ayaa si rasmiya u soo xiray Shirweynaha, oo ay ka qayb-galeen xubnaha Golaha dhexe ee ururka iyo Taageerayaashiisa kala duwan.

Shirweynahan oo looga tashanayay arrimaha Ururka, ayaa sidoo kale lagu ansixiyay guddiyo kala duwan oo ka tirsan Urur Siyaasadeedka Mideeye, kuwaas oo ay ansixiyeen Golaha dhexe.

Sidoo kale, Shirka waxa lagu ansixiyay Xeerka doorashooyinka Urur Siyaasadeedka Mideeye iyo xeer-hoosaadyo kala duwan oo uu yeeshay Mideeye.

Geba-gabadi Shirweynaha Golaha dhexe ee Mideeye ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyay dhallinyaradii qabanqaabisay madasha iyo qabsoomidda shirka golaha dhexe ee ururka.

Halkaan ka eeg Sawirada Shirka

  • 1-15.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 2-15.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 3-10.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 5-6.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 6-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 7-2.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 8-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 9-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 10-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 11-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 12-3.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 13-2.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 14-2.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 15-1.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 16.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1
  • 17.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Shirweynaha Golaha dhexe ee urur Siyaasaeedka Mideeye oo Garowe ku soo xirmay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this