Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo doortay 11 xubnood oo Puntland ku matala Aqalka sare

Recommended Posts

Deeq A.   
POST.png?resize=542%2C333&ssl=1

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah doortay Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland.

Xubnahan oo ka kooban 11 xubnood ayaa qaarkood lagu doortay hab gacan-taag ah kadib markii ay u tanaasuleen murashixiin kale oo kula qornaa kursiga Aqalka sare.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada xubnaha loo doortay Aqalka sare:

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole
  2. Maxamed Cali Yuusuf Gagaab
  3. Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino)
  4. Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde)
  5. Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan).
  6. Daahir Ayaanle Siciid
  7. Farxaan Cali Xuseen
  8. Saynab Ismaaciil Maxamed (Tiimbiye)
  9. Cabdiqani Geelle Maxamed
  10. Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad
  11. Sareedo Maxamed Xasan (Jeyte).

Liiska wax aka soo dhex muuqda afar ka tirsan Golaha xukuumadda Madaxweyne Deni iyo Guddoomiyaha Gobolka Bari.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo doortay 11 xubnood oo Puntland ku matala Aqalka sare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this