Deeq A. Posted August 11, 2021 Ganacsade Daahir Ayaanle Siciid ayaa ku guuleystay kursiga 6aad ee Aqalka sare BJFS, kadib markii cod gacan-taag ah 64 Xildhibaan ku ogolaadeen. waxa uu noqday Senatorkii 6aad ee ka soo baxa Puntland, halka Musharaxii kale Maxamed Cumar Maxamed uu ka haray tartanka. Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga shanaad ee aqalka sare. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites