Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Senator Farxaan Cali Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   
 Farxaan Cali Xuseen ayaa ku guuleystay kursiga Todobaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.
Senator Farxaan Cali Xuseen ayaa markale loo doortay Aqalka-sare ee BJFS ee Puntland, kaddib markay tartanka ka hadhay Hodon Isxaaq.

PhD ka heystaa oo waxbarashada Jaamacadda North Dekota, Project Management Saint Mary’s University, Minnesota iyo BS oo cilmiga Computerada. Waxaa uu horay uga soo shaqeeyey Lighthouse Academy of Nations, Minneapolis, Minnesota, agaasime Rochester Math and Science Academy.

Soomaaliya, waxaa uu 2016-kii noqday Senator, waxaa u tanaasushay Hodan Isaaq Maxamed.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this