Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Ku-xigrenka Deegaanka iyo Beeraha Puntland Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Senatorada Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Senatorka 8aad ee Puntland kasoo baxa waxaa ku guulaystay Zaynab ismail Mohamed kadib markii murashax Aamina jama ibrahim ay tartanka isaga hartay iyada oo cod gacan taag ah oo barlamaanka PL u qaadeen ay heshay 65 Cod .

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Sideedaad ee aqalka sare.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this