Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubno ka tirsan gudiga xallinta khilaafaadka doorashada oo ku wajahan Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
2-14.jpg?resize=720%2C540&ssl=1

Xubno ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka ku wajahan caasimadda Puntland ee Garoowe.

Lix xubnood oo ka tirsan guddigaas, ayaa Garoowe u imaanaya, si ay goob-joog uga noqdaan doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Puntland.

Doorashada Aqalka sare ayaa maanta ka dhacaysa Garoowe, waxaana haatan xarunta Baarlamanka ka socda khudbadaha murashixiinta u tartamaya xilalkaas.

PUNTLAND POST

The post Xubno ka tirsan gudiga xallinta khilaafaadka doorashada oo ku wajahan Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this