Sign in to follow this  
Deeq A.

Olole Dagaal Oo Saaka Ka Socda Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Kumanaan kun oo Askari ayay saaka Itoobiya tababar uga furtay xerada tababarada ee Bersheko ee Addis Ababa.

Waxaa Itoobiya ka socda guud ahaan olole ciidanimo oo baaxad leh, kuwaas oo la carbinayo in ay difaacaab Qaranimada Itoobiya, sida ay dawladdu sheegtay.

Abiy Ahmed shalay waxa ugu baaqay dhallinyarada in ay tagaan furimaha dagaalka.

  • FB_IMG_1628665502746.jpg
  • FB_IMG_1628665499873.jpg
  • FB_IMG_1628665496717.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this