Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta dooranaya xubnaha Aqalka sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Puntland.

Guddi ka tirsan Baarlamanka oo qabanaya doorashada Aqalka sare, ayaa sheegay in ay diiwaan-geliyeen dhammaan murashixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka sare.

Madaxweyne Deni ayaa habeen hore soo saaray liis ka kooban 22 xubnood uu u sharraxan kuraasta Aqalka sare ee laga soo doorto Puntland, kuwaas oo la doonayo in 11 xubnood oo keliya ka soo baxan.

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta dooranaya xubnaha Aqalka sare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this