Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Laamaha Amniga

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa saaka kulan la qaatay laamaha amniga dalka.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha Amniga xoojinta amniga guud ee waddanka gaar ahaan magaalada Muqdisho .

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dar dardaarmay saraakiisha in ay xil gaar ah iska saaraan sugidda amniga doorashooyinka dalka ka bilowday.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Laamaha Amniga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this