Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Guddiga qabanaya doorashada Aqalka sare oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay guddiga qabanaya doorashada Aqalka sare.

Guddooomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddigan oo ka kooban shan xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa xalay soo saaray liiska xubnaha u sharraxan Aqalka sare ee laga soo doorto Puntland.

Doorashada xubnaha Aqalka sare ayaa lagu wadaa in ay maalinta berri ah ka qabsoonto Puntland.

FB_IMG_1628580713833.jpg?resize=720%2C93

PUNTLAND POST

The post Puntland: Guddiga qabanaya doorashada Aqalka sare oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this