Deeq A. Posted August 9, 2021 Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa kulan kula qaatay madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed. Rooble iyo madaxweynayaasha ayaa kawada hadlay xaaladda guud ee dalka si gaar ah arrimaha doorashooyinka dalka. Kulanka ayaa sidoo kale madaxda ay kaga wada hadleen sidii dalka ay jawi nabdoon kaga qabsoomi laheyd doorashada. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites