Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   
5-5.jpg?resize=1000%2C750&ssl=1

Wefdi ka socda Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb.

Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Mohamed Ibrahim Barre iyo wefti uu hogaaminayo ayaa saaka oo Isniin ah u safraya Dowlad Goballeedka Galmudug.

Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Galmudug oo ka kooban 7 xubnood ayaa goobjoog unoqon doona Doorashada Aqalka sare ee senitorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka bilaabmi doonta Dhuusa-Mareeb.

PUNTLAND POST

The post Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo maanta ku wajahan Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this