Sign in to follow this  
Deeq A.

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo kormeeray xarumaha dadka lagu xiro

Recommended Posts

Deeq A.   
2-12.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Guddoomiyaha Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin ayaa kormeer maalmo qaatay ku taagay Gobollada Hayland, Sanaag iyo Karkaaar sida Degmooyink Waaciye, Dhahar, Carmo iyo Badhan.

Kormeerka Guddoomiyaha ayaaa kulamo gaar-gaar ah la yeeshay masuuliyiinta Dawladda iyo Qaybaha kala ee Bulshada

Sidoo kale wuxu kormeer ku saameeyey Xarumaha Dowaladda Sida Saldhigyada Booliiska, Xarumaa Dawladaha hoose, xarumaha Garsoorka, Xarumaha Waxarashada iyo goobo kale oo Dhisme Xabsi ka bilaaabmi doonaaan.

Ujeedka kormeerka ee Guddoomiyahaa oo ahaa mid loogu kuurgalyo Xaaladda Xuquuqda Aadaaha ee Deegaannadaas iyo sida looga hirgaliyo iyo Masuuliyiinta Degaannaadaa iyo Bulshada sida ay uga wada shaqayn laahaaayeen Ilaaalinta Xuquuqdaa Aaadanaha.

PUNTLAND POST

The post Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo kormeeray xarumaha dadka lagu xiro appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this