Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumada S/land oo shaacisay inay diwaangelinayso Hantida Xildhibaanada Golaha Degaanka+Waqtiga loo qabtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanka 20 bishan Kusoo Gudbin Waaya Hantida Uu Leeyahay, Waxaa Loo Aqoonsanayaan In Aanu Wax Hantiya Lahayn””Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex.

Badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa shaaciyay in xukuumadu diwaan galinayso hantida ay leeyihiin mudanaaysha cusub ee golaayasha deegaanka ee degmooyinka Hargeysa & Sallaxley

Sidoo kale badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in hantidooda soo diwaan galinayaa inta ka horaysa 20bishan cidii kusoo gudbin waynada loo aqoonsanayo in aanu lahayn wax hantida

 

Halkan ka daawo warkan:-

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this