Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo Oo Hakiyay Galidda Heshiisyada Caalamiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wax qoraal ah oo goordhaw ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Farmaajo uu hakiyay dhamaan heeshyada iyo Is-afgaradyada ay dowladda la gaarto dalalka kale iyo hay’adaha caalamiga ah inta lagu guda jiro doorashada.

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday Maxamed Farmaajo ayaa la sheegay in inta doorashada ka dhacaceyso uu sidoo kale hakiyay dhamaan bixinta hantida dadweynaha .

Hoos ka akhriso qoraalka Villa Soomaliya ka soo baxay

FB_IMG_1628361298830.jpgIMG-20210807-WA0016.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this