Deeq A. Posted August 7, 2021 Wax qoraal ah oo goordhaw ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Farmaajo uu hakiyay dhamaan heeshyada iyo Is-afgaradyada ay dowladda la gaarto dalalka kale iyo hay’adaha caalamiga ah inta lagu guda jiro doorashada. Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday Maxamed Farmaajo ayaa la sheegay in inta doorashada ka dhacaceyso uu sidoo kale hakiyay dhamaan bixinta hantida dadweynaha . Hoos ka akhriso qoraalka Villa Soomaliya ka soo baxay Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites