Sign in to follow this  
Deeq A.

Odayaasha Boocame oo beeniyay in la kala qaaday dhinacyadii ku dagaallamay Saax-maygaag

Recommended Posts

Deeq A.   

Odayaal ku sugan degmada Boocame, ayaa beeniyay warkii xukuumadda Puntland ku sheegtay in la kala qaaday dhinacyadii ku dagaallamay tuulada SAAX-MAYGAAG.

Odayaasha ayaa sheegay, in aysan waxba ka jirin warkaas, islamarkaana dhankooda aysan u hoggaansami doonin amarka ka soo baxay Puntland ee lagu faray dhinacyada dagaallamay, in ay kala qaadaan ciidamada.

Sidoo kale, Odayaasha ayaa tilmaamay in go’aanka lagu joojiyay degaamaynta Saax-maygaag iyo Sange-jebiye uu yahay mid baaddil ah, sidaas darteedna dhankooda aysan fulin doonin go’aankaas.

Halkaan ka daawo Hadalka Odayaasha

PUNTLAND POST

The post Odayaasha Boocame oo beeniyay in la kala qaaday dhinacyadii ku dagaallamay Saax-maygaag appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this