Sign in to follow this  
Deeq A.

Somalia:Cudurka Covid-19 oo dad hor leh soo ritay

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaaliya: Cudurka Covid-19 oo dad hor leh soo ritay

Waxaa si kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo cudurka Karoona ee gudaha Soomaaliya, sida ay baahisay wasaaradda caafimaadka.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa cudurka Covid-19 laga helay 97 qof guud ahaan Soomaaliya kadib markii la baaray 1483 qof halka tirada dhimashada cudurka ay tahay 9, sida ku cad xogta wasaaradda caafimaadka.

Soomaaliya waxaa horraan saameeyay mowjadda labaad ee cudurka xilli sanadkii hore ay korodhay tirada dadka u dhimanayay cudurka.

 somalia.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this