Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Beyle oo qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika iyo Bangiga Aduunka

Recommended Posts

Deeq A.   
1-5.jpg?resize=1000%2C750&ssl=1

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle,ayaa ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika,Bangiga Aduunka iyo haya’adda IMF.

Wasiirka ayaa sheegay in Shirka diirada laguy saaray Arrimaha soo kabashada dhaqaalaha iyo la jaan qaadidda horumarka Digital ka ah ee Adduunka.

Wasiir Bayle ayaa xusay in Ka qeyb galka Shirkan uu muhiim u ahaa Horumarinta iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya,isagoo ugu dambayn u mahadceliyey Dowladda Burundi oo shirkaan maanta marti galisay.

PUNTLAND POST

The post Wasiir Beyle oo qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika iyo Bangiga Aduunka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this