Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Somaliland Oo La Dhaariyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaw xarunta golaha wakiilada Somaliland ee magaalada Hargeysa lagu soo gaba gabeeyay dhaarinta xildhibaanada cusub ee golaha.

Xildhibaanadan oo gaaraya illa iyo 82 mudane, ayaa bishii May dhamaadkeedii laga soo doortay deeganada Somaliland.

Golaha wakiilada Cusub ayaa sidoo kale lagu wadaa in saacadaha soo socda ay doortaan shir guddoonka golaha wakiilada iyo ku-xigeenadiisa.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this