Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Wakiillada La Dhaariyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wali waxa si toos ah u socda kulanka kowaad ee golaha wakiillada Somaliland, iyaga oo uu guddoomiyaha maxkamadda sare Somaliland Aadan Xaaji Cali uu gobolka gobol u dhaarinaya xildhibaannada cusub.

Xildhibaannada gobolka Marooji-jeex ayaa noqday gobolkii ugu horreeyay ee la dhaariyo.

225105506_862403524401341_27294237172006 227617021_862403484401345_65593929767530

Xildhibaannada gobolka Togdheer ayaa noqday gobolkii labaad ee la dhaariyo.

230167197_862406554401038_76809013719139

Xildhibaannada gobolka Awdal ayaa noqday gobolkii saddexaad ee la dhaariyo.

Xildhibaannada gobolka Sanaag ayaa noqday gobolkii afraad ee la dhaariyo.

Xildhibaannnada gobolka Sool ayaa noqday gobolkii shanaad ee la dhaariyo.

sool.jpg

Xildhibaannada gobolka Saaxil ayaa noqday gobolkii lixaad ee dhaariyo.

saaxil.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this