Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg:Musharax Xildhibaan C/rasaaq Khaliif oo ku gacansaydhay Hogaaminta Faratoon ee doorashada Shirgudoonka+Sababta & Xalka

Recommended Posts

Deeq A.   
Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayuu guddoomiyaha Maxkamadda sare sheegay inuu yahay Xildhibaanka ugu da’ weyn yahay sidaas darteed uu shirguddoonka noqdo,Hase yeeshee Buuq Iyo
 Sawaxan ayaa bilaabmay
fr1.jpg
Ku darsoo Waxaa ku ganacansaydhay Hogaaminta shirka ee faratoon Musharax Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo loolan ka dhexeeyo Faratoon
 faratoon-1.jpg
Isku soo wada duuboo Waxaa  laysku raacay in Gudoomiyaha Maxkamada Sare Gudoomiyo hagana fadhigaa ilaa la dooranyo Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this