Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Senator Aadan Cabdinadir Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqdo

Recommended Posts

Deeq A.   

Aadan Cabdinadir Maxamed waxaa uu ku dhashey caasimadda Muqdisho, isaga oo ka qabtay iskuullada Cabdullahi Ciise ee Xamar iyo Model ee Baydhabo halka jaamacadda uu ku qaatay Jamacadda Golis ee Hargeisa.

Dhanka shaqada 2015-tii waxaa uu noqday guddoomiyaha gudigii xulusta baarlamaankii koowaad ee Koonfur Galbeed.

2017 Waxaa uu ahaa xubin ka tirsan gudigii hirgalinta doorashadii dadbanayd FEIT.

2019-kii waxaa uu noqday madaxa hab maamuuska madaxtooyada Koofur Galbeed.

2020: Gudoomiyaha ku xigeenkii gudiga madaxa banana ee doorashada qaranka NIEC.

2021-ka, hadda waa wasiiru dawlaha arimaha gudaha ee dowladda federaalka ah.

Kursiga uu kusoo baxay waxaa laga xoogay Senator Xuseen Sheekh Maxamuud, waxaa leh kursiga Mirifle, Hadamo.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this