Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Senator Maxamuud Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqdo

Recommended Posts

Deeq A.   

Senator Maxamuud Maxamed Cabdinuur
ayaa goor dhaw  ku soo baxday doorashada Aqalka ssre  isagoo helay  codadkii la dhiibtay 76  , halka Nuur Baabul Caddow uu helay   cod 9 cod.

Mar uu ka hor hadlay baarlamaanka Koonfur Galbeed waxaa uu khibradda shaqo ku sheegay in 40 sano ka shaqeynayey dowladda hoose, ka noqday agaasime, xogheyaha iyo jagooyinka kale, waxaa uuna codsaday kalsoonida Xildhibaannada halka ninka tartamay ee Nuur Baabul Cadow uu isna ilaa dugsi sare Baydhabo ku dhameeyey.

Kursiga waxaa laga qaaday oo horay ugu fadhiyey Senator Cabdullahi Cabdi Garuun, waxaa leh beesha Mirifle, Geeladle.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this