Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Senator Xuseen Maxamed Oo Loo Doortay Aqalka Sare In Uu Ka Mid Noqdo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa lasoo gabagabeeyey kursiga Aqalka sare ee ay ku tartamayaan Dr. Xuseen Maxamed Daahir iyo Xasan Maxamed Nuur, waxaa kusoo baxay Dr. Xuseen.

Waa Kuma Dr. Xuseen Maxamed Daahir?

Dr. Xuseen Maxamed Daahir waxaa uu ku dhashay Baydhabo isaga oo dugsi hoose ku qaatay Shalanbood ee shabeelada hoose halka uu ka baxay dugsi sare Imaamu Shaafici ee Muqdisho.

2010-2016, waxaa uu dhiganayey ee uu dhameeyey Jaamacadda Banaadir isaga oo ka bartay General medicine, waxaa uuna ka shaqeeyey isbitaal Madiina

October 2017 waxaa uu ka shaqeeyey Isbitaal Bay ee Koonfur Galbeed.

10 septemper 2019 agaasimaha wasaaradda cafimaadka Koofurgalbeed.

Kursigan uu kusoo baxay waxaa laga qaaday Senator Timiro Maxamed Cali, waxaan leh beesha Mirifle, Yeeladle.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this