Sign in to follow this  
Deeq A.

Koonfur Galbeed : Ayaan Aadan Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Labaad Senotarada Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Labaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Ayaan Aadan Cabdullaahi

2: Farxiyo Nuur Aadan

Musharax Ayaan Aadan Cabdullaahi   ayaa ku soo baxday doorashada iyado oo heshay codadkii la dhiibtay 74, halka Farxiyo Nuur Aadan  ay heshay  cod 8.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Labaad.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this