Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa Kuma Senator Aayaan Aadan Oo Loo Doortay Markale Aqalka Sare In Ay Ka Mid Noqoto

Recommended Posts

Deeq A.   

Ayaan Adan Cabdullahi waxay ku dhalatay degmada Luuq Ganaane, ee gobolka Gedo 1991-dii.

Waxbarasho jaamacadda ka horeysa waxay ku qaadatay magaalada Baydhabo halka ay Jaamacad Bangladesh ay uga soo baxday Computer Engineering, waxay hey’ado maxali ah.

Musharax Ayaan Aadan Cabdullaahi   ayaa ku soo baxday doorashada iyado oo heshay codadkii la dhiibtay 74, halka Farxiyo Nuur Aadan  ay heshay  cod 8.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Labaad.

Kursiga ay u tartantay sumadiisu waa UH2, waxaa laga reebay Senator Ilyaas Xaaan, waxaa leh beesha Mirifle, Eelaay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this