Sign in to follow this  
Deeq A.

Koonfur Galbeed : Aadan Cabdinaasir Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Seddaxaad ee Senotarada Aqalka Sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Seddaxaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Aadan Cabdinaasir Maxamed

2: Maxamed Aadan Xasan

Musharax Aadan Cabdinaris Maxamed ayaa ku soo baxday doorashada iyado oo heshay codadkii la dhiibtay 80, halka Maxamed Aadan Xasan ay heshay  cod 6.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Seddaxaad.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this