Sign in to follow this  
Deeq A.

Dr Gaboose Oo Ugu Baaqay Madaxweyne Biixi In Uu Mucaaradka Uga Tanaasulo Shirguddoonka Golaha Wakiillada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Siyaasiga Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa taageerro u muujiyey Xildhibaannada labada Xisbi Mucaarad ee Waddani iyo UCID.

Dr. Gaboose ayaa War-saxaaafadeed uu saaray ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland in uu uga tanaasulo Shirguddoonka Golaha Wakiilada Xisbiyadda Mucaaradka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this