Sign in to follow this  
Deeq A.

Senator Samsam Ibraahim Cali oo ku soo baxday doorashada Aqalka sare ee Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   
Samsam.jpeg?resize=1000%2C750&ssl=1

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas.

Samsam ibraahim Cali ayaa noqotey xildhibaankii ugu horeeyey Aqalka sare loo doortey koonfur galbeed 4 sano ee soo socota, iyadoona heshey 81-cod, waxaana la tartantay Shariifo oo heshay 4-cod halka ay xumaaday 7-cod oo ka mid ah cododka ladhiibtay ee doorashada.

Senator Samsam ayaa horay uga mid ahayd golaha Aqalka Sare ee waqtigooda dhammaaday, dib ayaana maanta loo doortay.

PUNTLAND POST

The post Senator Samsam Ibraahim Cali oo ku soo baxday doorashada Aqalka sare ee Baydhabo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this