Sign in to follow this  
Deeq A.

Magacyadda Iyo Deegaanada Ay Ka Soo Jeeddaan Xildhibaanada Kala Taabacsan KHALIIF Iyo FARATOON Iyo Tiradda La Kala Haysto

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Saacad iyo il-bidhiqsi walba kan ka dambeeya, waxa cirka isku sii sharreeraya xamaasadda iyo xiisadda loollanka shir guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland,Sidoo kale, iyana waxa sida cir-toobta oo kale samadda isku xidhay guuxa, galeydhka iyo guura-bahalaynta xubnaha dhinacyada kala taageersan shaqsiyaadka qaarna hanku shidayo, kuwa kalena ficilku waddo.

Loollanka shir guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa hadda maray marxaladii ugu dambaysay,waxaana la filayaa in toddobaadkan dhex-diisa uu qabsoomo kal-fadhiga koobaad ee Golaha Wakiillada, isla markaana uu Madaxweyne Biixi cayimi doonna wakhatiga ay Muddanayaasha cusub isku imanayanaa kal-fadhigaasm maddaama oo ao afar maal-mood oo qudhi ka hadhay wakhtigii soddonkii maal-mood ee Madaxweynaha uu dastuurku siiyey uu eeg shanta bishan ogos .

Haddaba waxaynu halkan idinku soo gudbinaynaa Magac-yadda Xildhibaannada kale taabacsan Musharraxiinta shir guddoonka Xukumadda iyo Musharraxiin shir guddoonka isbahaysiga iyo weliba tiradda Xildhibaannada ay kale haystaan iyo degaannada ay ka soo jeedaan.

Xildhibaannada Taabacsan Musharraxiinta Shir Guddoonka Golaha Wakiillada Ee Xisbiga KULMIYE Ayaa Kale Ah:

1- Axmed Maxamed Maxamud Kaare. Kulmiye M/Jeex.

2- Axmed Cabdi Muuse Cige. Kulmiye M/Jeex.

3- Cabdikariin Maxamed Muxumed. Kulmiye M/Jeex.

4- Yaxye Cabdilaahi Amiin Ararse. Kulmiye M/Jeex.

5- Xassan Saleebaan Dhuxul Laab Saalax. Kulmiye M/Jeex.

6- Maxamed Xuseen Jaamac Raanbo. Kulmiye M/Jeex.

7- Axmed Yuusuf Nuur Guruuje. Kulmiye M/Jeex.

8- Cabdilaahi Sh Muxumed Axmed. Kulmiye M/Jeex.

9- Cabdikariin Aadan Cali Dubad. Kulmiye Togdheer.”wuu maqan yahay Xildhibaankaas”

10- Aamiin Saleebaan Jaamac Rooble. Kulmiye Togdheer. Wuu maqan yahay isna “

11- Nuuradiin Axmed Dayib Cabdiraxman. Kulmiye Togdheer.

12- Jaamac Abokor Maxamed Mire. Kulmiye Togdheer.

13- Abiibakar Siciid Cali Gaboobe. Kulmiye Awdal.

14- Cali Xuseen Nuur Kooshin. Kulmiye Awdal.

15- Bashiir Xuseen Xirsi Bulaale. Kulmiye Awdal.

16- Fu,aad Axmed Diiriye Faarax. Kulmiye Awdal.

17- Yaasiin X.Maxamud Xiir Faratoon. Kulmiye Sool.

18- Mukhtar Ibraahin Xaashi Cilmi. Kulmiye Sool.

19- Saleebaan Maxamed Faarax Cige. Kulmiye Sool.

20- Axmed Xassan Cali Yuusuf. Kulmiye Sool.

21- Saalax Maxamed Diiriye Xujaale. Kulmiye Sanaag.

22- Maxamud Saalax Cabdi Axmed. Kulmiye Sanaag.

23- Axmed Cabi Ducaale Maxamed. Kulmiye Sanaag.

24- Ibraahin Cai Jaamac Suudi. Kulmiye Sanaag.

25- Eng Xirsi Cabdilaahi Xirsi Odowa. Kulmiye Saaxil.

26- Aadan Cismaan Xirsi Cawaale. Kulmiye Saaxil.

27- Cabdilaahi Muuse Cabdi Cawaale. Kulmiye Saaxil.

28- Cabdirashiid Cabdilaahi Muuse. Kulmiye Saaxil

9 Xildhibaan oo Ucid ah oo Kulmiye Heshiis La Galay Iyo Xildhibaan Gaar ugu Biiray Kulmiye oo Ucid Ah.

29- Siciid Faarax Mire Giirre. UCID Sanaag.

30- Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qoddax. UCID M/Jeex.

31- Guuleed Maxamed Warsame. UCID Togdheer.” Dhakhtarka ayuu ku jiraa shil gaadhi ayuu ku dhaawacmay “

32- Saleebaan Axmed Carab Jaamac. UCID Togdheer.

33- Maxamed Xassan Siciid Maxamud. UCID M/Jeex.

34- Maxamed Cismaan Maxamed. UCID M/Jeex.

35- Cali Jaamac Caraale Barre. UCID Saaxil.

36- Maxamed Jaamac Liibaan Cawaale. UCID Saaxil.

37- Mubaarig Xuseen Maxamed Cige. UCID Saaxil.

Iyo Xildhibaan Ucid ah oo Gaar ugu biiray

38- Jimcaale Axmed Cilmi Yoonis. UCID Awdal.

Xildhibaanada Xisbiga Waddani ee Ku Biiray Kulmiye.

39- Jamaal Aadan Diiriye Ciise. Waddani M/Jeex.

40- Ibraahin Maxamed Jaamac Khadar Guun. Waddani M/Jeex.

41- Axmed Maxamud Cabdilaahi Fanax. Waddani Togdheer.

Magacyadda iyo degaannada ay ka soo jeedaan Xildhibaanada Isbaahaysiga labada Xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Waddani ee taageersan MusharraxiintaShir Gudoonka isbahasiga

1- Barkhad Jaamac Batuun. Waddani M/Jeex.

2- Axmed Dayib Aadan Guuleed. Waddani M/Jeex.

3- Siciid Maxamed Ismaaciil Diiriye. Waddani M/Jeex.

4- Eng Axmed Cabdi Ibraahin Cige. Waddani M /Jeex.

5- Xuseen Ismaaciil Jaamac Xirsi. Waddani M/Jeex.

6- Maxamed Khadar Daahir Mooge. UCID M/Jeex.

7- Maxamed Jaamac Ismaaciil. UCID M/Jeex.

8- Xuseen Aadan Cabdi Axmed. Waddani Togdheer.

9- Xassan Axmed Cilmi Gelle. Waddani Togdheer.

10- Saleebaan Nuur Warsame Faarax. Waddani Togdheer.

11- Axmed Maxamed Hurre Ducaale. Waddani Togdheer.

12- Cabdilaahi Yuusuf Axmed Abokor. Waddani Togdheer.

13- Maxamud Faarax Jaamac Maxamed. Waddani Togdheer.

14- Faysal Yuusuf Jaamac Xaashi. UCID Togdheer.

15- Jamaal Cali Aadan Jaah. UCID Togdheer.

16- Axmed Yaasiin Maxamed Xassan. Waddani Awdal.

17- Cabdiqani Maxamed Aadan Cali. Waddani Awdal.

18- Cabdikariin Aadan Cumar. Waddani Awda

19- Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac. Waddani Awdal.

20- Mukhtar Xassan Maydhane. Waddani Awdal.

21- Cali Xaamud Jibriil Faarax. UCID Awdal.

22- Nuur Cismaan Guuled Warsame. UCID Awdal.

23- Khadar Cali Xassan Maxed. Waddani Sanaag.

24- Saleebaan Diiriye Barre. Waddani Sanaag.

25- Mubaarik Muuse Ismaaciil. Waddani Sanaag.

26- Siciid Jaamac Xassan. Waddani Sanaag.

27- Cumar Jaamac Faarax. UCID Sanaag.

28- Jaamac Axmed Caano Boodhe. UCID. Sanaag.

29-Cabdikariin Meecaad Isaaq. Waddani Sanaag

30- cabdirisaaq Khaliif Axmed. Waddani Sool.

31- Axmed Muuse Jaamac. Waddani Sool.

32- Bile Cabdi Ducaale. Waddani Sool.

33- Qaasim Aadan Saleebaan. Waddani Sool.

34- Maxamud Xayir Ducaale. UCID Sool.

35- Abokor Faarax warsame. UCID Sool.

36- Axmed Jaamac Saalax. UCID Sool.

37- Cabdirisaaq Yuusuf Maxamed. Waddani Saaxil.

38- Xassan Cumar Xassan. Waddani Saaxil.

39- Cabdikariin Hugur Cabdi. Waddani Saaxil.

2 Xildhibaan oo Xisbiga Kulmiye Kasoo Baxay Isla Markaana Shaaciyey Inay la aragti Yihiin Isbaahaysiga Waddani Iyo Ucid.

40- Maxamed Xuseen Maydhane. Kulmiye Awdal.

41 Mustafe Axmed Cabdilaahi. Kulmiye Sool.

Si kastaba ah-ahaatee labada dhinac ayaa hadda waxa muuqata inay tiro ahaan ay inay isku mid yihiin haddii uu Xisbiga KULMIYE ay u yimadaan laba Xildhibaan oo maqan iyo Xildhibaan isna shil gaadhi ku dhaawacmay oo isna ku jira cisbitaallada Hargeysa,waxaynu dhawrnaa waa halka ay saldhigato xaajadu iyo halka uu ku dambeeyo loollankaas.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this