Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni: Waxan rabnaa in Garoowe noqoto xarunta dhaqaalaha iyo siyaasada Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in caasimadda Garoowe uu dhowaan ka furmi doono shir ku saabsan Bankiyada Islaamiga ah oo heer Soomaaliya oo dhan ah.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shirkaas oo furmi doona 5-ta bishaan Agoosto ay muujinayso calaamad hormar maadaama shir heer Soomaaliya oo dhan ah uu yahay.

Mudane Deni ayaa sheegay in uu doonayo in Garoowe noqoto halka laga hago dhaqaalaha iyo Siyaasadda guud ahaan dalka Soomaaliya.

Halkaan ka daawo Hadalka madaxweynaha

PUNTLAND POST

The post Deni: Waxan rabnaa in Garoowe noqoto xarunta dhaqaalaha iyo siyaasada Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this