Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Gobolka Sool Oo La khaarajiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Gobolka Sool Oo La khaarajiyey

 marxuum.png

Waxa caawa Sagaalkii fiidnimo lagu dilay magaalada Laascaanood Guddoomiyihii Komishanka doorashooyinka ee Gobolka Sool  Cabdilaahi Laba-go’le.

 

Badhasaabka Sool ayaa Warbaahinta  u sheegay inay Socoto baadhis iyo hawlgal ballaadhan oo lagu doonayo in lagu soo qabto ciddii dishay marxuum Cabdilaahi Laba-go’le.Guddoomiyuhu wuxuu intaas ku daray in marka baadhista laga gun gaadho Saxaafadda iyo bulshadaba loo soo bandhi doono natiijada.

 

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this