Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uul ka tirsan Somaliland oo xalay lagu dilay Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Mas’uul sare oo ka tirsan guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa xalay lagu dilay  magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Sool Cabdullaahi Laba-go’le ayaa lagu dilay bartamaha Laascaanood sida laga soo xigtay xubno ka tirsan Qoyskiisa.

Dilka marxuum Laba-go’le ayaan weli cidna loo qaban inkastoo ciidanka Booliiska Somaliland ay hawlgal ka sameeyeen xaafadda dilkaasi ka dhacay.

PUNTLAND POST

The post Mas’uul ka tirsan Somaliland oo xalay lagu dilay Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this