Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax Sababay Dhimashada Ciyaaryahano Oo Ka Dhacay Kismaayo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goordhaw halkaas uu ka dhacay qarax xooggan.

Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay gaari ay saarnaayeen koox ciyaarta kubadda cagta oo ka dhisan Kismaayo.

Gaariga qaraxa uu haleelay oo bas ahaa ayaa la sheegay in ay xilligaasi saarnaayen ciyaarcayahanada kooxda kubadda cagta JCCI .

Illa iyo hadda inta la xaqiijiyay in kabadan 5 ciyaaryahan ayaa geeriyootay halka tira intaas ka badan ay dhaawacmeen.

Qaraxan ayaa ahaa mid lagu aasay wadada hareeraheeda.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this