Sign in to follow this  
Deeq A.

Sacuudiga Oo Fasaxay Dalxiiska Iyo Soo Gelidda Dalkiisa!

Recommended Posts

Deeq A.   
IMG_7154.jpg

 

Sacuudiga Oo Fasaxay Dalxiiska Iyo Soo Gelidda Dalkiisa!

Makkah Al-Mukarramah, Qaran News

Hay,adda Dalxiiska Boqortooyada Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqday Laga Bilaabo Maalinta Axadda Bisha August 01,2021 = Dul Hajj 22,1442 In Dalka Uu U Fasaxan Yahay Dalxiisayaasha Caalamka Ka Imaanaya Iyo Dadka Haysta Fiisaha Dal Ku Gal Ah

Qofka Soo Galaya Waxaa Looga Baahan Yahay 1. Caddayn Inuu Qaatay Labo Tallaalka Caabuqa Karoona Iyo 2. Baaris PCR Oo Caddayn U Ah Inuusan Qabin Cudurka Karoona Feyruska Muddo 72 Saacadood Ka Hor Inta Uu Soo Gelin Dalka Sacuudiga, Loomana Baahna Karantiin Toos Ayuu Magaalada Qofku U Geli Karaa

Ali Sheikh Adam

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this