Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo xilka qaadis sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday saldhiga Booliska degmada jowhar Dhamme Maxamed Siyaad Cali canjeex.

Wareegto kasoo baxday Xafiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka Taliyaha Saldhiga Booliska Jowhar loogu magacaabay Gaashaanle dhexe Bashiir Xasan Xalfooy iyadoo taliyahii hore saldhiga degmada jowhar loo bedelay taliska ururka booliska .

Taliyeyaasha hoggaanka Cidanka booliska degaannada Hir-Shabeelle ayaa waxaa la faray inay la socdaan xilka qaadista iyo magacaabista taliyeyaasha, isla markaana ay la Shaqeeyaan Taliyaha cusub.

2-40.jpg?resize=720%2C906&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo xilka qaadis sameeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this