Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdullahi Fartaag Oo Ka Tirsan Isbadal Doonka 2021 Oo Noqday Senator

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii labaad  ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag

2: Axmed Maxamed Jaamac.

Musharax Axmed Maxamed Jaamac ayaa ka hor inta aan la galin bixinta codadka sheegay in uu ka tanaasulay xilka senatornimada.

Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in musharax Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag uu ku guuleystay Kursiga.

Goobjoog News 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this