Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda Ingiriiska

Recommended Posts

Deeq A.   
2-39.jpg?resize=600%2C480&ssl=1

Ra’isul Waaaaraha Xukuumadda, Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee waddanka Britain ,Dominic Raab.

War ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha, ayaa lagu sheegay in labada mas’uul ka wada-hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka Soomaaliya iyo la dagaalanka aragagaxisada .

Ra’isul Wasaare Rooble, ayaa dowladda  Ingiriiska uga mahad celiyay taageeradda dhinacyada kala duwan ee siisoSoomaaliya.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda Ingiriiska appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this