Sign in to follow this  
Deeq A.

Geri-koombe: Halkii kursi aan ku lahayn Aqalka sare Deni iyo Axmed Madoobe baa boobay

Recommended Posts

Deeq A.   
Ugaas.png?resize=1000%2C563&ssl=1

Ugaaska guud ee Beesha Geri-koombe, Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Beeshiisu gogol u dhiganayso madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaan.

Ugaaska ayaa sheegay in labada mas’uul ee Deni iyo Axmed Madoobe, ay Beesha Geri-koombe ku haystaan halkii kursi ee ay ku lahayd Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo muuqaalka Ugaaska

PUNTLAND POST

The post Geri-koombe: Halkii kursi aan ku lahayn Aqalka sare Deni iyo Axmed Madoobe baa boobay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this