Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada Aqalka Sare: Jubbaland oo ay Ka Bilaabatay Hadaljeedinta Musharaxiinta Aqalka sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa hadda Hoolka Daawa ee ku dhex taal xarunta madaxtooyada Jubbaland ka bilaabatay hadaljeedinta musharaxiinta aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Munaasabadda ayaa waxaa Goobjoog ka ah xildhibaannada Jubbaland iyo hey’ado kale oo maxali iyo caalami ah, oo ay ka mid yihiin guddiyada doorashada labada heer, guddiga xalinta khilaafaadka iyo qaar kale.

Akhriso: Musharaxiinta:

WhatsApp-Image-2021-07-27-at-04.14.22-76

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this